Faahfaahin: Qaraxyo khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Gaadiid ay wateen ciidamo ka tirsan militeriga Soomaaliya ayaa qarax lagula beegsaday inta u dhaxaysa Tabeelaha iyo degaanka Weydow ee duleedka magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in ciidamada oo ka baxay Magaalada Muqdisho kuna socdaalayay wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa waxaa lagu weeraray labo qarax oo loo adeegsaday miinooyin lagu aasay wadada dhinaceeda. Goob-joogayaal … Continue reading Faahfaahin: Qaraxyo khasaare nafeed geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho